Qoraal ahaan u soo saar Wadaag Facebook Twitter LinkedIn Ogow waxyaalaha boggaan ku qoran oo dhan in aan lagu turjumin «af-soomaali». Kiiskaaga Kiisaska UNE sidan ayaa loo maammulaa Norsk ( Norwegian ) English ( Ingiriisi ) العربية ( Carabi ) پښتو ( Bashtuu ) Prs ( prs ) Soomaali (Soomaaliya) ( Soomaali (Soomaaliya) ) ትግርኛ (ኤርትራ) ( Tigrinya (Eritreeya) ) Kiis-ka-baaraandegidda UNE Ku qofka uu kiis UNE ka yaallo Wareysi kiiska lagu diyaarinayo Kiisaska qaar ayaan u baahannaa in aan la hadalno qofka kiisku khuseeyo. Markaas oo kale waxaa dhici karta in aan kuugu yeerno wareysi kiiska lagu diyaarinayo. Kiisas noocee ah ayaa lagaga baaraandegaa kulanka gudiga UNE? Inta badan kiisaska UNE waxaa lagu dhammeeyaa iyada oo aan gudigu kulmin. Laakiin haddii aanu aragno in shaki ku jiro natiijada saxda ah ee kiiska, waxaa go'aan ka gaadhi doona gudiga. Ku socota qofka tagaya kulanka guddiga arrimaha ajaaniibta Ku soo dhawow guddiga arrimaha ajnebiga - ama dheh UNE haddii aad rabtid. Dhammaan carruurtu waxey xaq u leeyihiin in la dhegaysto Ma raacsanid go'aanka UNE miyaaa? Marka aad go'aan ka hesho UNE, kiisku wuu dhammaadey. Waa inaad raacdo waxa ku qoran go'aanka, xataa haddii aanaad ku raacsanayn. In la bilaabo joogitaan sharcidarro ah Norway, waxey horseedi kartaa cawaaqib halis ah Miyaad heshay farriin ku saabsan inaad Norway ka baxdo? Haddii go’aanka aad ka heshay UNE ay ku qoran tahey inaad Norway ka baxdo, waa muhiim inaad sidaa samayso.